Adeegyada aan bixino

La-talinta ITga, Web/App/Digital marketing adiga aan kuu sameeyna, System aad isticmaasho in aan ku dabaqno shuruudahaaga isbadalay.

Website Design and Development

Waxaan kuu sameeyneeynaa website, anagoo ku dabaqeeyna shuruudaha baahidaada, waxaana ku dhameeyneeynaa waqti yar oo aad u kooban iyo qiimaha ugu yar suuqa.

Digital Marketing

Waxaan kula-dejineeynaa strategyada (strategy) ganacsigaaga, siduu u gaari lahaa macmiil aad u badan,  dhinaca onlineka iyo weliba offlineka, anagoo kuu sameeyneeyna, WebsiteLogo, Flyers, Brochures, Editing Muuqaaladda, Xayeeysiinta, Social Media, kaana caawineeyna maamulkooda. 

smartphone, app, news-1184883.jpg
Mobile App Development

Inta-badan bulshadeena waxeey wataan smart phones (Android ama iPhone), ganacsi walbo oo u baahan si-fudud inuu ugu adeeggo bulshada, sifududna ula-xiriiraan macaamiisha, kama-maarmo mobile app. noo-xilsaar inaa u sameeyna ganacsigaaga mobile apps lagala-soo-degi karo PlayStoreka/AppStoreka. 

Mudnaanteena waa macmiilka oo looga-adeego si heersare ah

Waxa ugu horeeyo ee aan ku weeydineeyno waa requirementskaaga, ilaa aan la-kulano shuruudahaagagana, shaqadeena ma-dhamaato, mana-kadib-dhacno waqtiga balanta ee dhameestirka shaqada, mana-ziyaado qiimaha-heshiiska lacagta.

Balanteenu waa Waqti-kooban oo laguugu adeego, qiima-yar oo lagaa qaado iyo tayo-heersare ah.

Waxaadna qeeyb ka ahaaneeysaa meesha uu maraayo progresska shaqada, biloow-ilaa-dhamaad, si aad talooyin ugu bixiso tayadda shaqadda.

Learning Management System
(LMS)

Waxaan kuu sameeyneeynaa LMS, anfacaaya jaamacadaada/schoolkaaga, anagoo ku dabaqeeyna shuruudaha baahidaada, waxaana ku dhameeyneeynaa waqti yar oo aad u kooban iyo qiimaha ugu yar suuqa, lehna tayadda ugu heerka-sareeyso

Hospital Management System (HMS)

Waxaan kuu sameeyneeynaa HMS, anfacaaya Hospitalkaaga, anagoo ku dabaqeeyna shuruudaha baahidaada, waxaana ku dhameeyneeynaa waqti yar oo aad u kooban iyo qiimaha ugu yar suuqa, lehna tayadda ugu heerka-sareeyso.

Customer Relationship Management System
(CRM)

Waxaan kuu sameeyneeynaa CRM, anfacaaya ganacsigaaga, anagoo ku dabaqeeyna shuruudaha baahidaada, waxaana ku dhameeyneeynaa waqti yar oo aad u kooban iyo qiimaha ugu yar suuqa, lehna tayadda ugu heerka-sareeyso.

Operations
Management System
(OMS)

Waxaan kuu sameeyneeynaa OMS, anfacaaya Ganacsigaaga, anagoo ku dabaqeeyna shuruudaha baahidaada, waxaana ku dhameeyneeynaa waqti yar oo aad u kooban iyo qiimaha ugu yar suuqa, lehna tayadda ugu heerka-sareeyso

Point of Sale System (POS)

Waxaan kuu sameeyneeynaa POS, anfacaaya Ganacsigaaga, anagoo ku dabaqeeyna shuruudaha baahidaada, waxaana ku dhameeyneeynaa waqti yar oo aad u kooban iyo qiimaha ugu yar suuqa, lehna tayadda ugu heerka-sareeyso.

Energy Management System
(EMS)

Waxaan kuu sameeyneeynaa EMS, anfacaaya shirkadaada, anagoo ku dabaqeeyna shuruudaha baahidaada, waxaana ku dhameeyneeynaa waqti yar oo aad u kooban iyo qiimaha ugu yar suuqa, lehna tayadda ugu heerka-sareeyso.

Heersare IT Services

Muhiimadeena waa u fulinta baahidaada Aaytiiga, si Heersare ah, tayosare leh, qiimo-yar iyo waqti kooban.

Heersare waa shirkad ugu adeegto macaamiisha La-talinta isticmaalka system-yada ITga (Information Technology). Waxaan u sameeynaa macaamiisha, Website-yada, Appska Mobile-da (Android, iOS), Suuq geeynta Shirkadaha (Digital Marketing - Sameeynta Logo, Editingka Muuqaaladda, Brochure, Flyers, Post Cards iyo Business Cards).

Sidoo kale, waxaan kuu heeynaa system-yaal diyaarsan, hadii aad u baahantahay, sida, Learning Management System (LMS), Hospital Management System, Point of Sale, IWM.

Noo xilsaaro in-aan-kaala-shaqeeyno hormarinta ganacsigaaga, waxaan kugu-adeegi doonnaa qiimaha-ugu-yar suuqa iyo tayada-ugu-heerka-sareeyso. Haa-Waa-Saas, Haa-Waa-Heersare.

Work Experience

Shaqooyinkeena waxaan u leenahay qibrad aad u balaaran 

UI/UX Designer
2012-2022

Qibradda aan u leenahay sameeynta UI/UX waxeey kasoo bilaabataa 2012 illaa iyo hadda.

UI/UX Designer
Web Designer
2012-2022

Qibradda aan u leenahay naqshadeeynta websiteyada waxeey kasoo bilaabataa 2012 illaa iyo hadda.

Web Designer
Web Developer
2012-2022

Qibradda aan u leenahay sameeynta websiteyada waxeey kasoo bilaabataa 2012 illaa iyo hadda.

Web Developer
Mobile App Development
2016-2022

Qibradda aan u leenahay sameeynta Appska mobile-da waxeey kasoo bilaabataa 2016 illaa iyo hadda.

Graphic
Digital Marketing
2017-2022

Qibradda aan u leenahay sameeynta  digital marketing  waxeey kasoo bilaabataa 2017 illaa iyo hadda.

Marketing

Macaamiisheena maxeey naga dhaheen

Qaar yar oo kamid ah dadkii ugu dambeey ee aan lashaqeeyno

Heersare, sida wacan ee aad nooga sameeyseen websitekeena waad ku mahadsantihiin, qiimaha yar iyo waqtiga yar aad nooga adeegteena waan gaarsiineeynaa dadka.

Rasawad.com

Adeegyadiina xaqiiqdii waa heersare, hoowsheeyda halkeedi baa dhigteen, waxaan rajeeyn in aan waxbadan wada shaqeeysano.

Sharmarke

Waxaan ka walwalsanaay waqtiga oo igu dhacin iyo web sameeyntiisa oo aan waxyar ka aqaanin. NasiibWanaag, Heersare.tech ayaa aad ii caawisay.

Ikraan